Bulsho ku midaysan dheeshiyo ciyaaraha

Xirriirka wanaagsan ee ay la leeyihiin kooxda Manchester City awgiis ayay waxeey u sahashay ciyaaryahanada WPSC  ( Withworth Park Social Club) inay soo saaraan ciyaartooy aad u wanaagsan, amaba u dhigmana heer professional ah sida ciyaar yahanka Muqtaar Afgooye.

Naadigan ayaa marmarwalba mark aka danbeeysa sii xoogeeysanayay ilaa iyo intii la aas aasay sanadkii 2008, hadana naadigana waxa uu gacanta ku hayaa 5 kooxood oo kale ah: Koox waxii 10 sano yar ah, koox 13 waxii ka yar ah, koox 14 waxii ka yar ah, koox 15 waxii ka yar ah iyo koox ka kooban ciyaartooy dadoodu kala duwantaha.

Kooxahani na waxeey dhawaanahan  soo hooyeen guulo waaweey, sanadkii la soo dhaafay ee 2104, kooxda 15 jirka dadoodu ka yartahay waxaay ku guuleesteen koobka Tame Side sports League , kooxda dhalinyarada da,dooda ka yartahy 14 jirkana waxeey labo mar ku guuleeysteen  koobka Manchester Junior League, halka kuwa 13 jir da’dooda ka yartahayna aay finalka gaareen.

Footy 2

Farah Cadoow oo 34 jir Soomaaliyeed ah ayaa isagu xaga tababarrada kooxdan, waxeeyna tababar ku qaataan garoonka Manchester City oo ku yaala Yew Tree Road. Kooxda WPSC waxaa ka tirsan ilaa 120 ciyaartooy  oo da’doodu kala  du duwantahay una dhaxeeyso 5 jir ilaa 20 jir. Waxaana xataa ka mid ciyaartooytaas ka mid ah carruurta macalin Faarax.
Ciyaartooydani waxay tababar sameeyaan 2 jeer todobaadkiiba , waxaana dhawaanahan naadigu sameeyay koox isugu jirta gabdho iyo wiilal si ay gabdhuhu uga barbar ciyaaraan wiilasha. Marka laga reebo macalin Faarax naadigan waxa uu leeyahay 4 macalin oo kale.  Ciyaartooyda naadigan waxay kaloo ka qeeybqaateen  Champions League ee yurub kaasoo lagu qabtay  Manchester, halka lagu magacaabo Platt Lane, taasina waxay sii xoojisay xirriirka naadigan kala dhaxeeyo Manchester City.

Faarax ayaa waxa uu sheegay in caqabada ugu weyn ee haaysata naadiga ay tahay qarash la’aan, taasoo uu xusay iney tahay wax ay la wadaagaan naadiyada kale ee yar yarka ee uu heerkoodu hooseeyo, iyo waliba gaadiid la’aan carruurta lagu geeyo garoomada maalmaha sabtida iyo axada ayuu sii raaciyay Mr Faarax.

“Kubada cagta aad ayaa looga cayaara Soomaaliya,  kubada laliska aad baa looga cayaara sidoo kale,.” ayuu yiri macalin Faarax

Mr Mohamud Geeseey oo ah guddoomiyaha ururka Somali Youth Basketnball  ayaa waxa uu sheegay in dhalinyarada Soomaalida eek u dhaqan magaaladan Manchester ineey  ayeey aad uga helaan kubada laliska, waxuu kaloona xusay in urrurkiisa isna la ‘aas aasay sanadkii 2008. Mr Geessey oo haaysta shaahadada level  2 ee xaga cayaaraha ayaa waxa kale oo uu sheegay in isaga macalin Ahmed Lass aay tababaraan dhalinyarada dadooda u dhaxeeysa 11-13, kuna tababaraan halka lagu magacaabo Power House Gym oo ku yaala Moss Side  iyo xarunta kubada laliska ee Amaechi kuna taala Whalley Range High School.

Codkaaga iyo Bulshadaada

Warsidaha iyo Websiteka ee bulshada Soomaalida Manchester

Nuqulka koowaad ee warsidaha SASCA waxaa soo saaray ururka SASCA oo kaashanaya ardayda culuunta saxaafada ka barada jaamacada MMU.

Ku soo dhawoow nuqulka koowaad ee Warsidaha SASCA !

Nuqulka koowaad ee warsidaha SASCA oo uu soo saaray ururka SASCA oo kaashanaya ardayda culuunta saxaafada ka barada jaamacada MMU ayaa looga gol leeyahay in lagu wargeliyo bulshada hadba waxyaabaha ka socoda guud ahaanba dalka UK.

Dave Porter and the team
Dave Porter and the team

Warsidaha oo ka soo bixi doona xarrunta SASCA ee ku taala xaafada Moss Side, isla markaana xogtiisa macluumaadka.lagu ururindoono halkaas, ayaa waxa uu sidoo kale leeyahay Website u gaara oo laga heli karo wararka iyo macluumaadka lagu daabaco wargeeyskan. Isla markaana waxa kale oo lagala soconkaraa bogga Twitter iyo Facebuuga.

Warsidahan oo lagu daabici doona luqadaha Soomaaliga iyo Englishka si loo daboolo baahida wareed ee bulshada Soomaaliyeed iyo kuwa aan ku hadal luqada soomaaliga,ayaa diirada saari doona arrimaha bulshada sida cayaaraha, waxbarashada, dhaqanka, arrimaha haweenka, dhalinyarada iyo waxkasta oo horumarkeeda umadeenu ku jiro.

Warsidahan oo howsha soo saaridiisu muddo socotay ayaa hirgalay kadib markii hoowlwadeenadiisu tababar ka heleen qeeybta saxaafada ee jaamacada Manchester Metropolitan University oo uu hormuud ka yahay Dave Porter, isaga iyo ardadiisuba waxeey SASCA ka caawiyeen sidii wargeeyskan iyo Websitekaba aay u hirgeli lahaayeen.

Urrurka SASCA wuxuu isku hoowlayaa sidii bulshada Soomaaliyeed u muuqan laheeyd codkeedana loo maqli lahaa, waxaana warsidahan lagu qori doona luqadaha Soomaaliga iyo Englishka si cid walba uga bogato.

Ugu danbeeyntii waxaa la rajeeyneeynaa inaad ku qanci doontaan aqrinta macluumaadka uu xanbaarsanyahay warsidahan.

Everyone gets a warm welcome at SASCA

It’s easy to see why Farah Addo was crowned a “hero” by the members of Sasca.

The 34-year-old father-of-two volunteers twice-a-week at the centre on Princess Road and does his very best to support members of the Somali community needing help.

Role model: Farah with two young budding footballers
Role model: Farah with two young budding footballers

He said: “Getting the hero certificate was nice because you get recognition for the support you have given. There are a lot of elderly people who come into Sasca who can’t speak English and we support them with things like calling housing. Some of them don’t know how to use a computer so we give help with that too.

“We also make calls for them to help them make an appointment, for example. Anything that they need help with we can usually provide. We provide free phone calls and they get a warm welcome!”

Young people can make a difference

By Kelly Gkari


Ubah Mohamed had to learn to adapt very quickly when she first came to the UK from Somalia.

Ubah, 21, said: “I was born in Somalia and came to England when I was 12. I went to three different schools, including one in London, since we never stayed in the same area. We were the only foreigners living in Openshaw. I had no Somali friends, so I had to learn English in order to communicate. I learned to express myself in about three months.”’

Ubah is currently studying children and young people’s nursing at the University of Salford, saying: “I want to make things better for the next generation and when they take over, we can leave and let them do their thing.

Ubah Mohamed
Ubah Mohamed

“I’m a volunteer for Sasca community and I’ve been involved for nearly two years now. Our first project was a big research called ‘A Hope for the Future’. I met with a lot of people who work for Sasca and they really look after the community. My view on Sasca is that it is there to support immigrants who find it difficult to get jobs.

“From Monday to Friday, there is always someone there to help you. There is something here that makes me want to stay and do more. I think they are doing a fantastic job and I hope we can meet with other Somali communities, become one and work together.”

When it comes to the future, Ubah says: “I want to make a difference, whether it is in healthcare or the community. My point is that one can make a difference and shouldn’t wait for another person to do it. We can all dream but it’s all about working towards our dreams. My favourite teacher says that ‘if you think that you can make  a difference, why wait for tomorrow ,do it today’. There are a lot of barriers for young people now and it’s easy to give up, but if you find someone that believes in you and supports you, it all becomes more simple.”

Honouring Sasca’s heroes


By Mehran Azam

Hana Mohamed made such an impression on her new home town that within one year of arriving in Manchester she was honoured as a community hero.

The 26 year old, of Chorlton Road was given the accolade by SASCA at a special ceremony to recognise those who do special work among the Somali community.

Hana moved to Manchester in 2012 after living most of her life in the UAE. It was her role as a case worker which led to her being singled out by SASCA.

The ceremony was held at the Philip Martin centre In Manchester, where Hana and three other members of the community were presented with certificates.

Hana Mohamed
Hana Mohamed

She said:  “I helped my community by simply listening to their needs and trying to help as much as I can to meet them; its not always easy but knowing they have faith in me, makes me try the impossible.

“Being honoured by SASCA was emotional for me, knowing that my community feels proud of my contribution makes me feel appreciated.”

Moving to the UK, Hana had to learn the whole benefits system from scratch, after being told her previous qualification would not be recognised in Manchester.

Hana (pictured), who studied information communication technology at a university in Hargeisa, Somalia, said: “Moving to Manchester was very hard at first, in a lot of places I did not feel welcome. The community is the first place I felt welcomed. Why, I do not know.”

  Her future plans are to stay with SASCA and to “achieve more than just the needs of the community but also to unravel their deepest struggles”.

Hana added: “I was raised by a very strong and independent women, my mother, since I am the youngest in my family I was always the one to learn from them and that shaped my personality to what it is now.”

A welcoming culture where all guests are respected

Sasca: working to bring all Somali people together

By Christof Buchacher


Many years of experience has helped Manchester’s Somali community to become a role model for integration and peace, not only in Manchester but worldwide.

The greatest challenges to bringing Somali people together were the conflicts between ethnicities originated in their homeland of Somalia.

The Somali Social Care Agency (SASCA), located in Princess Road, Moss Side was founded in 2007 and is run by the Somali community. SASCA works with Manchedter City Council and other partners to help the integration of all people.

Mohamed Jeilani, 74, who is the chairman at SASCA, proudly states: “SASCA was able to form one umbrella organisation out of six former communities for the mutual benefit of Somali people in greater Manchester.”

In a joint research project with Manchester Metropolitan University (MMU) called Hope for the Future, SASCA identified three core subjects which would help the integration process: health, education and young people.

Good friends: Mohamed Jeilani, (left), chairman of SASCA with secretary Mohamed Egeh
Good friends: Mohamed Jeilani, (left), chairman of SASCA with secretary Mohamed Egeh

SASCA’s office is open weekdays 10am-2pm, it offers advice and informs people about public services, health and care support, social contact within and outside the community, healthy living, safe and independency in work, education and retirement.

Mr Jeilani describes Somali culture as being   naturally encouraging, open and friendly to everyone. Thus, SASCA opens its office also in the afternoon, every day from 5-11pm, to watch television, play cards or just socialise.

Integration means remaining open to the influences and circumstances of your country but also learning how to show your culture and to make yourself visible, he says.

Mohamed Egeh, 54, volunteer at SASCA added: “My motor is volunteering; to do something for the community and to be open for everyone. I like to start from scratch and build up the community and solve their problems.”

SASCA is aware that it is not only Somali people who face the challenges of integration, and why it has reached out to other communities such as Arabic ones.

Next to English the office staff speak a wide range of languages, such as Somali, Swahilli, Arabic or Italian.

SASCA shares its experience with other Somali communities in Birmingham and London. Many Somali people have family around the globe and the interest of following Manchester’s success story in forming an organised community to improve the start over and finally to integrate is huge.

Mr Jeilani says that SASCA has also helped with community projects in Somalia itself, such as building schools and water purification facilities, and continues to maintain contacts with official representatives of Somalia.

Mr Mohamud added: “I hope that one day also my children will continue the community work.”